Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Hirshabeele oo kulan la qaatay waxgaradka Degmada Balcad.[Masawiro]

November 11, 2021 - Written by Editor

Balcad:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Iyo Raisul Wasaaaha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada balcad. Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Raisul Rooble ayaa xog wareystay bulshada iyo maamulka Degmada iyagoo ka dhageystay baahiyaha ka jira degmada ee u baahan in wax looga qabto

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA
DOWLADDA HIRSHABEELLE.

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online