Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

November 15, 2021 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayay.

Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa Inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudg waxaa uu kulamo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada wuxuuna kala hadli doono arrimaha doorashooyinka,aminga deegaanada Galmudug.


——-Dhamaad——-

Comments are closed.