Shirar jaraa’id oo kale duwan oo ay Boosaaso ku qabteen wasiirka amniga , Taliyaha guud ee ciidanka Dowlada Puntland iyo Saraakiisha PSF[Video]

November 26, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Amniga Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Taliyaha guud ee ciidanka Dowlada Puntland S/gaas Yasiin Cumar Dheere oo ay waheliyaan Taliyaasha Qaybaha Booliiska iyo Daraawiishta Gobolka Bari ayaa Shir jaraa’id ay ku qabteen Magaaladda Bossaaso uga hadlay xaaladda amni waxayna fariin u direen Talyihii hore ee ciidanka ammaanka PSF iyagoona sheegay in uu si nabad ah xilka ku wareejiyo.

Dhinac kale saraakiisha Ciidamada PSF ayaa iyagan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay culays ciidan la soo dulsaaray is hortaag badan lagu sameeyey gaari waday nin xanuunsan oo ka tirsanaa Ciidamada PSF ka dibna culayskaas ciidan ka dib ay ka soo baxeen saldhigyadii ay ku lahaayeen Sugurre iyo Galgala”

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online