Taliyihii Booliska Puntland muxuu ka yiri xilka laga qaaday

November 2, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ugu horeyn waxaan halkan uga hambalyeynayaa S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Puntland, waxaan u rajaynayaa in Alle ku asturo kuna guuleeyo masuuliyadda loo igmaday.

Ciidanka booliska iyo dadweynaha reer Puntland ayaan uga mahadcelinayaa wada-shaqeyntii wanaagsaneyd mudadii aan xilka hayay, anoo fursadan ka faa’ideysanaya farayaa inay wadajir uga shaqeeyaan xoojinta amniga iyo xasiloonida Puntland.

Ugu dambeyntii waxaan mahad u soo jeedinayaa Madaxwayne H.E Said Abdullahi Deni oo fursad ii siiyay inaan umadda reer Puntland u adeego, waxaana u rajayanayaa Puntland Guul iyo horumar.

Mahadsanidiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>