Wareysi ay VOA la Yeelatay Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Xilka laga Qaaday.[Dhagayso]

November 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaaciyay in uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda Maxamed Cabdirisaaq, isagoo isla xilkaasi u magacaabay Cabdisiciid Muuse Cali.

Haddaba, maxaa keenay xil ka qaadista wasiirka arrimaha dibedda oo muddo sanad ah ay ka soo wareegtay markii xilkaasi loo magacaabay? Haaruun Maacruuf ayaa goor dhowayd khadkla telefoonka kula xiriiray Wasiir Maxamed Cabdirisaaq, waraysigiina waxa uu u dhacay sidan

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>