Wareysi: Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee la xiriira hawlgalka AMISOM.[Dhagayso]

November 19, 2021 - Written by Editor

WASHINGTON:-Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa si weyn iskugu khilaafsan qaabka uu yeelan doono hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM wixii ka dambeeya sannadkan, waxaana Midowga Afrika uu dhowaan ansixiyey qorshe hawlgalka ka dhigaya mid ay wadajir u maamulaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.

Qorshahaas waxaa si xooggan u diidday dowladda Federaalka Soomaaliya.Haddaba khgilaafkan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>