Wareysi: Xuseen Carab oo ka hadlay kursiga ay isku hayaan Mahdi Guuleed.[Dhagayso]

November 3, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada Soomaaliya ayaa hakiyey kursiga golaha shacabka ee numberkiisu yahay HOP #239 kaasoo uu ku guuleystey Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guuleed.

Kursigaasi ayaa waxaa dacwad ka gudbiyey Xildhibaan Xuseen Carab Xiise oo isagu baarlamankan waqtigiisa dhamaadey ku fadhiyey.

Falastiin Axmed Iiman ayaa la xiriirtey xildhibaan Xuseen Carab, waxayna ugu horeyn weydiisey dacwadan ay gudbiyeen iyo waxa ay kaga cabanayeen?


VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>