Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe oo ka tacsiyeey dilka agaasimihh Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.[Video]

November 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) oo caawa lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho, sidoo kale wasiirka ayaa caafimaad u rajeeyey Agaasimaha TV-ga Qaranka Sharma’arke Maxamed Warsame iyo Cabdulqaadir Dhagaxow oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qaraxaas. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.


Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>