Xabsiga cusub oo laga dhagax dhigay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.[Masawiro]

November 8, 2021 - Written by Editor

Badhan:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Dawladda Puntland S/gaas Cali Nuur Cumar ayaa waxaa uu maanta dhagax dhigay Xabsiga Cusub ee G/Sanaag.

Munaasabada dhagax-dhiga jeelka magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa kala oo ka soo qeyb galay Taliyaha ciidanka asluubta, Agaasimaha guud wasaaradda caddaaladda puntland Ismaaciil Xaaji Cabdi, Guddoomiyaha gobolka Sanaag iyo Maamulka Degmada,Guddida dhismaha jeelka Badhan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa ku bogaadiyay bulshada Gobolka Sanaag oo isku tashi ku dhisaya Xabsiga ka dib markii Dawladdu dhameysay Saldhigi Boliiska iyo Maxkamadii waxaa bulshada Gobolku qaadatay in ay dhisaan Xabsiga waxaana meel fiican u maraya dhaqaalaha lagu bilaabayo fayska kowaad ee Xabsiga.

Guul iyo Horumar
Xafiiska Warfaafinta & Wacyigelinta

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online