Xubin ka mid ahaa Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii Suuj iyo Garmaal oo mar kale ciidamada Puntland ay qabteen.[Video]

November 10, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa laamaha amniga ee Gobolka Nugaal ay ku qabteen Konrtoolka laga soo galo magaalada Garoowe ee dhinac Gaalkacyo xigta Jacfar oo ka mid ahaa Ciidamadii ururka Al-shabaab ee dagaalku ku dhexmaray deegaanada Suuj iyo Garmaal oo ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Mudug

Jacfar ayaa ka mid ahaa maxaabiistii ay qabteen Ciidmaada amaniga ee Puntland waxaan lagu xifay Xabsi ku yaal Garoowe maadaam ay da’adiisu ahayd 13 sano jir si dhaqan celis loogu sameeyo mudo ka dibna waxaa loo gudbiyey magaalada Muqdisho xiligaas oo Madaxweyne ka ahaa Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas

Jacfar wuxuu qayb ka ahaa Ciidmaada ururka Al-shabaab oo 2016 weerar ku soo qaaday deegaanada Suuj iyo Garmaal iyagoo Xarar Dheere ka soo raacay doon , xubnaha laga qabtay Al-shabaab ayaa waxaa loo gudbiyey magaalada Muqdisho iyadoo Hay’adda Elman Peace ee magaalada Muqdisho ay u samaysay dhaqan celis balse Jacfar ayaa dib ugu laabtay Al-shabaab dad badan ku dilay Muqdisho isagoona ugu danbayntii u soo socdaal Puntland si uu ugu biro ururka Al-shabaab dilalna uga geysto magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online