Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada magaalada Boosaaso
(December 2, 2021)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in xaalada guud ee magaaladu ay tahay mid aad u wanaagsan waxaan socda dadaalo meel fiican maraya oo ay wadaa
Ciidanka kala duwan ee Booliska Dowladda Puntland tababar aqoon kororsi ah uga furmay degmada Carmo.[Video]
(December 2, 2021)
Carmo:-Ciidanka kala duwan ee Booliska Dowladda Puntland ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu furay Kuliyadda Booliska Soomaaliyeed ee degmada Carmo. Tababarkan ayaa waxaa loo furay Saraakiil iyo Saraa
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo galabta Shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug.
(December 2, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug. Shirka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, doorashada ayado
Mu’asasada Al-Minhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal soo bandhigtay Waxqabadkeedii Sanadlaha ahaa.[Masawiro]
(December 2, 2021)
Garoowe:-Xaflad Ballaaran oo si heer sare ah u soo agaasintay Mu'asasada Al-Minhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal ayaa ku soo bandhigtay Waxqabadkeedii Sanadlaha ahaa ee 2dii Sano ee u dambeeyey. Xafladdaa
Warmurtiyeed ay soo saareen Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka DFS
(December 2, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka DFS ayaa soo saaray warmurtiyeed jawaab u ah cabashooyinka ka soo yeeray Golaha Midowga Musharixiinta waxayna ka codsadeen inay keenaan&n
Gudoomiyaha Gobolka Bari oo shir jaraa’id uu qabtay uga hadlay xaalada magaalada Boosaaso.[Masawiro/Video]
(December 2, 2021)
Boosaaso:- Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddigga amniga Gobolka Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka amniga Gobolka Bari ee Todobaadlaha
Ra’iisul Wasaarihii hore ee JFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo gaaray Muqdisho.[Video]
(December 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowlad