Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al Hidaaya Garoowe Ahmiyada Amaanada Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane
(December 10, 2021)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al Hidaaya ee magaalada Garoowe waxaana khudbada Jimcaha Jeediyey Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane wuxuuna sheekha kaga hadlay amaanada iyo
Ciidamada Puntland oo howl galo ay ka fuliyeen Buuraha Calamdow ee Gobolka Bari ku soo qabtay Qaraxyo.[Masawiro]
(December 10, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca dawlada Puntland ee Silsilada Golis ayaa hawl-galo ay maalinkii shallay ka sameeyeen deegaanada kala ah Dhagax-dhabur, Dhagcad iyo madarshoon waxay ku burburiyeen talisyo a
Gudoomiyaha Gobolka Bari “Boosaaso cidna ku dagaalami mayso wax laga faafinayo waa been abuur”[Video]
(December 10, 2021)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jabinta dufacaddii 13-aad ee jaamacadda Bosaaso.Guddoomiyaha ayaa ka hadl
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka tacsi yeeyey geerida Xildhibaan Isaaq Xuseen Ibraahim
(December 10, 2021)
Kismaayo:-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa katacsiyeeyay geeridii kutimid Alle ha u naxariistee Xildhibaqn Isaaq Xuseen Ibraahim oo katirsanaa G