Khudbadii Jimacaha Laaluushka iyo sida uu umadaha u halaago Sheekh Bashiir Axmed Salaad.
(December 17, 2021)
Muqdisho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Jazeera waxaana Khudbada Jeediyey Sheekh Bashiir Axmed Salaad waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay Laaluushka iyo sida uu
Madaxweynaha JFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga.[Masawiro]
(December 17, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ku joogo magaalada Istanbuul, ayaa
Madaxweynayaasha Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo Warsaxaafeed soo wada saaray
(December 17, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa booqasho rasmi ah oo qaadatey muddo laba maalmood ku yimid magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah e
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka
(December 17, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda lagu saaray arrimaha doora