Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika
(December 18, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi
Madaxweynaha JFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Ruwaanda
(December 18, 2021)
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Ruwaanda Mudane Paul Kagame oo ay ka wada qayb galeen Shirweyna
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka.[Video]
(December 18, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo iyagoo ku