Madaxweynaha Puntland oo baaq Nabadeed soo jeediyey in lagu dhameeyo xiisada Boosaaso.
(December 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Calaahi Deni ayaa caawa Jeediyey khudbad taariikhi ah oo aad u dheer waxaana uu si gaara khudbadiisa diirada ku saaray xaalada magaalada Boosaaso ee xarunta gob