Baaq ku saabsan Dhab u Jiheynta Doorashooyinka
(December 25, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo; Markuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xu
Mu’asasada Al-Minhaaj oo dib ugu celisay dadweynihii ka soo qaxay Boosaaso [Masawiro]
(December 25, 2021)
Boosaaso:-Mu'asasada Al-Minhaaj ayaa maanta tiro ka badan 35 gaadiid (baabuur) oo nooca waaweyn ah kaga daabulaysay Degmada Carmo Dadkii Ka soo barakacay Magaalada Boosaaso si loogu fududeeyo in ay
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 78-aad ee aas-aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed
(December 25, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-Aad ee Aas-Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa
Issimada dhaqanka gobollada Bari oo taageeray Baaqii nabad ee Madaxweyne Deni
(December 25, 2021)
Boosaaso:Issimada dhaqanka gobollada Bari oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada boosaaso ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen Baaqii xabad joojinta iyo Nabad ee uu xalay soo jeediyey Madaxweynaha dowladda Pun
Madaxweyne Deni oo qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland iyo Ra’iisul wasaare Sharmaake.[Masawiro/Video]
(December 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Madaxweynih
Kulan diimeedkii 4aad ee Ansaaru sunna trust oo maanta ka furmay Nairobi
(December 25, 2021)
Nairobi:-Waxaa Nairobi maanta ka furmay Mutamarkii 4 oo ay soo diyaarisay Mu'assasada Ansaaru Sunnah. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galabta culumo iyo dadweyne aad u Faro badan. Kulanka ayaa waxaa ay cu