Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho
(December 28, 2021)
Muqdisho: -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaarada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo gaaray Magaalada Muqdisho
(December 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho ka dib arkii Raisulwasaaraha DFS ku baaqay shir wadatshi Qaran.