Ciidamada Puntland oo howl galo ay ka fuliyeen Buuraha Calamdow ee Gobolka Bari ku soo qabtay Qaraxyo.[Masawiro]

December 10, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada difaaca dawlada Puntland ee Silsilada Golis ayaa hawl-galo ay maalinkii shallay ka sameeyeen deegaanada kala ah Dhagax-dhabur, Dhagcad iyo madarshoon waxay ku burburiyeen talisyo ay si qarsoodi ah u isticmaali jireen kooxaha Argagixisada ah.

Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay miinooyin iyo waxyaabaha kale ee qaraxyada loo adeegsado kuwaas oo laga hellay talisyada ay Isticmaali jireen.

Dagaalo dhacay ayaa sidoo kale dhaawac iyo dhimasho ay kasoo gaartay kooxda Al-shabaab sidda ay saraakiisha ciidanka xaqiijiyeen, waxaan dhawaan halkaas la geeyay ciidamada kala duwan oo tababar soo qaatay.

Ciidamada difaaca dawlada Puntland ee silsilada Golis ayaa mudooyinkii danbe wadday dagaalo ka dhan ah kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ay sheegeen in looga sifayno Buuraha Cal-madoow iyo Cal-miskaad.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online