Golaha Midowga Murashaxiinta oo ku dhowaaqay shirweyne

December 12, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Shir ay isigu yimaadeen xubnaha Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay ka soo saareen War-saxafadeed kaas oo lagu shaaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaan ka dhici doona magaalada Muqdisho oo ay ka qayb-gelayaan waxgaradka bulshada Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo dalka iyo guddiga amniga Shirweynaha, ay shaaciyeen.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka ay caawa soo saareen Golaha Midowg Murashaxiinta .

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online