Guddiga doorashada Beelaha Banaadiriga oo shaaciyay qabashada 5 kursi oo ka mid ah

December 14, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga maamulka doorashada kuraasta beelaha Banaadirga ee Muqdisho ayaa maanta la shaaciyey qabashada Shan kursi oo ka mid kuwa Golaha Shacabka, waxaana doorashada lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faray dhamaan guddiyada soo xulaya Kuraasta Banaadiriga inay u soo diyaar garooban doorashada.

Hoos ka akhriso 5ta kuraasta ee Guddiga doorashada Beelaha Banaadiriga ee la shaaciyey.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online