Gudoomiyaha Gobolka Bari “Boosaaso cidna ku dagaalami mayso wax laga faafinayo waa been abuur”[Video]

December 10, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jabinta dufacaddii 13-aad ee jaamacadda Bosaaso.Guddoomiyaha ayaa ka hadlay Xafladda waxa uuna u hambalyeeyey dhammaan arddeyda qalin jabisay waxa uun ku adkeeyey in cilmiga ay barteen ugu adeegaan bulashada kanna shaqeeyaan amniga iyo xasiloonida Gobolka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online