Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo shir gudoomiyey shiraan caadi ahayn oo looga hadlay amniga Gobolka Mudug.[Video]

December 20, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa waxaa saaka uu shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey Amniga Gobolka Mudug.

Shirkan Waxaa ka soo qayb galay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo, Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug, Taliyaha Aaga ciidanka Daraawishta Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Gobolada Mudug iyo Cayn, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka, Xeerilaalinta iyo Garsoorayaal.

Intii uu shirku socday ayaa la isla gartay in la sii dar-dargaliyo sugista iyo adkayn Amniga iyo la dagaalanka Maandooriyaha lana joogteeyo Howlgalada lagu la dagaalamayo, in Wax kasta oo ku saabsan Arimaha isku haysashada Dhulalka ay gali karto oo kaliya Gudiga Xalinta khilaafadka Dhulalka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo iyo in cagaf cagaf aan haysan Aqoonsi aysan iska Qodi karin Dhulalka.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MAAMULKA GOBOLKA MUDUG

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online