Issimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Boosaaso oo ku baaqay Xabad joojin deg deg ah(Daawo)

December 22, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxay si dhaw ula socdaan xaaladda amni ee Magaalada Bosaso oo gashey mid dagaal, taas oo Sababtey, dhimasho, dhaawac, barakac baahsan iyo burbur hantiyeed, labadii maalmood ee u danbeysey.Haddaba xiriir ay wada yeesheen odoyaasha dhaqanka, waxaan ku dhawaaqeen

.1. In xabadda la joojiyo si shuruud la’aan ah

2. In loo turo shacabka, lana caawiyo dadka ay waxyeeladu ka soo gaartey dagaalada

3. Waxaan ku adkeyneynaa, saraakiisha kala hoggaamineysa labada dhinac in aysan xabbad danbe ridi karin.

Wa bilaaho Towfiiq

Halgan.net
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online