Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo gaaray Muqdisho.[Masawiro]

December 30, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ah iyo dad weyne kala duwan.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga arimaha doorashooyinka ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen rooble

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,304 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>