Madaxweynaha dowladda Puntland oo la kulmay wafdigii Issimada ee uu Hogaaminaye Islaan Bashiir Islaan Cabdulle

December 26, 2021 - Written by Editor

Garoowe: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Issimada Gobolka Mudug oo uu hogaaminayey Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa ka wada hadlay qaabka ugu sahlan ama ugu haboon ee loo soo afjari karo dhibaatadii ka dhacday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Madaxweyne Deni ayaa Issimada uga mahad celiyey socdaalkooda iyo dadaalka dheer ay mar walba Issimadu ku u bixiyaa ka shaqaynta nabad gelyada.

Kulamo goono gooni ah ayaa la filayaa in maalmaha ka qabsoomaan Madaxtooyada Garoowe kulamadaas oo dhex mari doono Issimada Dhaqanka Puntland , Siyaasiyiin Caan ah iyo ,masuuliyiinta dowladda Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online