Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

December 15, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha DGM iyo wafdigiisa.

—–Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online