Mu’asasada Al-Minhaaj oo dib ugu celisay dadweynihii ka soo qaxay Boosaaso [Masawiro]

December 25, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa maanta tiro ka badan 35 gaadiid (baabuur) oo nooca waaweyn ah kaga daabulaysay Degmada Carmo Dadkii Ka soo barakacay Magaalada Boosaaso si loogu fududeeyo in ay ku laabtaan Deegaanadoodii.

Garab istaagan ayaa yimi xilli ay Mu’asasada Al-Minhaaj faraceeda Garowe ay deeq lacageed ka ururisay masaajidda magaalada.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online