Puntland oo ka hortimid Go’aankii Issimada ay ka soo saareen Khilaafkii dowladda iyo PSF

December 7, 2021 - Written by Editor

Garoowe: Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa lagu diiday Go’aan maanta ka soo baxay Issimo ku dhex jiray khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxweynaha dowladda Puntland ku sameeyey agaasimihii Ciidamada PSF Gen.Maxamuud Cismaan Cabdullaahi Diyaano.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>