Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo loogu soo dhaweeyay Jabuuti.

December 14, 2021 - Written by Editor

Jabuuti:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Dalka Djibouti, halkaas oo uu ku soo xiri doono Madasha Aragti Wadaagga Heritage.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa inta uu joogo dalka Jabuuti waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda ugu sarreysa dalkaas oo ay ka wada-hadali doonaan xaaladaha taagan, sida doorashada.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online