Raisul wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jabuuti

December 15, 2021 - Written by Editor

Jabuuti:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle waxayna ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa madaxweyne dalka Jabuuti  uga mahad celiyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska  ay ka qaadatay Soomaaliya.

Raisulwasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay gaaray  magaalada Jabuuti si uu u soo xiro shirka Madasha Aragti wadaagga ee Heritage.

A/Cawale

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online