Ra’isulwasaaraha JFS “Waa iga go’aan in aan saxno wixii qaladaad ah ee ka jira Doorashooyinka Golaha Shacabka”.[Video]

December 6, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble” Waxaa iga go’aan in aan saxno wixii qaladaad ah ee jira sarana u qaadno hufnaanta iyo habsami u-socodka doorashada sida ugu dhaqsiyaha badanWaxaan garowsanahay muhiimadda ay leedahay in ay qabsoonto doorasho hufan oo xalaal ah laguna wada kalsoonaan karo, si nabad ahna ku dhacda.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>