Somaliland oo ku dhawaaqday in ay furtay furashada Ururrada Siyaasadda [Video]

December 12, 2021 - Written by Editor

Hargeysa:-Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada  Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay furanyihiin ururadii siyaasada Somaliland 

Dhanka kale labada Xisbi ee mucaaradka ee wadan iyodürden Ucud yaa ka horyimid in la furo ururada siyaasada Somaliland .

“Doorashada Madaxweynaha Ka horeysa Furista Ururada Ninka Madaxweynaha Hela Ayuunba Furi doona Ururada” Gudoomiye Xirsi Cali

“Ina Koorow Dhimashada Somaliland ku Adimi maysid way noolanaysa Somaliland” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online