Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo

December 19, 2021 - Written by Editor

Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meelgaarka ah ee Dowladda Koofur Galbeed.Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

—-Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online