Wararkii ugu dambeeyay ee iska horimaad ka socda magaalada Boosaaso

December 21, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-iska horimaad hubeysan ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaana uu u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo taliyihii hore ee ciidanka PSF Jen Maxamuud Cismaan Diyaano iska horimaadka ayaa bilawday barqannimadii saaka, ka dib markii ay ciidanka Puntand ay weerar ku qaadeen fariisimihii ciidanka PSF .

Iska horimaadka ayaa waxaa uu intiisa badan ka socdaa xaafadaha Ridwaan ,Suuqa Caanaha waxaana dagaaladan ka dhashay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac .

Wararka hordhaca ah ay heshay Halgan.net ayaa sheegaya in ciidanka dowlada laga dhaawacay 6 asakari halka mid kale uu dhintay .dhanka PSF waxaa ka dhaawacmay 8 askari .

Ilaa gelinkii dambe maanta waxaa laga maqlayaa aaga xaafada Ridwaan hubka culus ee ay is weydaarsanayaan laba dhinac.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online