Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada magaalada Boosaaso

December 9, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in xaalada guud ee magaaladu ay tahay mid aad u wanaag san, ilo kale duwan oo aan kala xiriirnay magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho ayaa arrinkaas noo xaqiijiyey.
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo ah magaalo aad u soo koraysay ayaa Waxgaradka , Culimada , Issimada iyo Ganacstaduba ay wadaan dadaal xal waara looga gaarayo khilaafka ka dhex jira Agaasimihii Ciidamaada PSF iyo Dowladda Puntland.
Dhinac kale wariyaal kale duwan oo aan kala xiriirnay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa beeniyey in ay jirto wax dhaqdhaqaaq ciidan ah iyo weliba in goobaha caafimaadka iyo weliba Isbitaalka weyn ee Boosaaso heegan la geliyey.

Sidee kale ilo wareedka aan la hadalnay ayaa noo sheegay in jiraan wada hadalo toos ah oo u dhexeeya dowladda Puntland iyo Agaasimihii Ciidamada PSF Gen Maxamuud Cismaan Diyaano meel fiican wax marayaan lana rajeynayo in guul ay ku soo dhamaato.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online