Wareysi: Afhayeenka Farmaajo oo ka jawaabay eedeymihii ‘afgambi’ee RW Rooble.[Dhagayso]

December 27, 2021 - Written by Editor

WASHINGTON:-Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka jawaabay hadalkii Ra’isul Wasaare Rooble ee ahaa in madaxweynuhu sameeyay iskuday afgami, waxaana afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi uu VOA siiyay wareysi la xiriira arrintan.

Wariyaha VOA ee Washington Nuur Bukhaari, ayaa ugu horreyn weydiiyay waxay uga jawaabayaan eedahaha RW Rooble ee ah in Farmaajo uu afgambi isku dayay.


VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online