Warmurtiyeed ay soo saareen Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka DFS

December 2, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka DFS ayaa soo saaray warmurtiyeed jawaab u ah cabashooyinka ka soo yeeray Golaha Midowga Musharixiinta waxayna ka codsadeen inay keenaan  caddaymo muujinaya in Guddigu Xallinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aanno uu guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka ay soo saareen Guddiga Xalinta Khilaafaadka DFS

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.