Kulan u dhexeeya Culimada iyo Issimada Gobolka Bari oo ka dhacay Hoyga Boqor Burhaan Boqor Muuse.[Masawiro]
(January 1, 2022)
Boosaaso:-Culimo’udiinka waaweyn ee ku nool deegaanada Puntland ayaa waxaa ay kulan booqasho iyo xogwaraysi ugu tageen Hoyga uu Boosaaso ka degan yahay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Kulanka ka dhacay
Raisulwasaare Rooble oo Guddi heer Wasiiro ah u magacaabay baarista isku daygii Afgambi
(January 1, 2022)
Muqdisho:-Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaa
Maamulka Gobolka Mudug oo soo bandhiga hub ciidanku ka qabteen Cabtooy.[Masawiro/Video]
(January 1, 2022)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigayey Qaar ka mid ah noocyada Hubka oo lagu soo qab-qabtay Howlgalada Laamaha Amniga Gob
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(January 1, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdi casiis Xassan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha Dowlad Gob
Wafdigii u yimid Nabadaynta Boosaaso oo kulan la qaatay Agaasimihii hore ee PSF.[Masawiro]
(January 1, 2022)
Boosaaso:-Wafdigii Nabadeynta ee Siyaasiyiinta Puntland ee uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Abdirashid Yusuf Jibril oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaarayaashiii hore ee Soo