Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynayaasha Gal-Mudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed
(January 2, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qar
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo ku baaqay in la joojiyo dagaal 2 beel oo walaalo ah ku dhexmaray deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye.[Video]
(January 2, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye