Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Mr. James Swan
(January 11, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan.Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada had
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Hay’adda SILC.[Masawiro]
(January 11, 2022)
Garoowe:-Gudoomiyaha, Guddomiye ku xigeen iyo qaar ka mid ah xubna sare ee Guddiga KMG Doorashoyinka Puntland ayaa maanta xarunta dhexe ee TPEC ku qaabilay Saraakiil ka socotay Hay'adda SILC (Swedish
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta iyo Ergayga Norway u qaabilsan Soomaaliya.[Masawiro]
(January 11, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan. Madaxweynaha ayaa
Beesha Caalamka oo ku baaqayaan in si degdeg ah loo dhamaystiro hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo
(January 11, 2022)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo