Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer ee Jubbaland ayaa caawa shaaciyay Liiska 13 kursi
(January 16, 2022)
Kismaayo:-Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa caawa shaaciyay Liiska 13 kursi oo doorashadooda dhawaan la qaban doono. Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in jadwalka
Afhayeenka xukuumadda DFS oo ku dhaawacmay qarax Lagu weeraray.
(January 16, 2022)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu uu ku dhaawacmay qarax ismiidamain ah oo maanta ka dhacay jidka Maka Al-
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha Dhallinyarada Puntland.[Masawiro/Video]
(January 16, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha Dhallinyarada Puntland oo labo maalmood ka soconaya Garoowe. Madaxweynaha
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland)oo shaaciyey jadwalka doorashada 10 Kursi
(January 16, 2022)
Garoowe::-Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii horey loo shaaciyay dhawaan lagu dooran doono magaalada Gar