Puntland oo soo saartay liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ah ee dooranaya Kuraasta Baarlamaanka JFS ee lagu qaban doono Garoowe
(January 17, 2022)
Garoowe:-Guddiga Doorashooyinka Heer Puntland ayaa waxaa ay shaaciyeen Magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Kuraasta Aqalka Hoose ee Dowladda federaalka Soomaal
Afhayeenka Xukuumada DFS Macalimuu oo dhaawaciisa dalka dibadiisa loo qaaday
(January 17, 2022)
Muqdisho:-Waxaan galabta dhaawaciisa dalka dibadiisa loo qaaday Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ,waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden Cadde xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Mas’u
Xuutiyiinta oo weerar dhimasho leh ku qaaday Abu Dhabi
(January 17, 2022)
Qaraxyo ka dhashay diyaarado drone ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Abu Dhabi, ayada oo Xuutiyiinta dalka Yemen ay ku dhowaaqeen “howlgallo militari” oo ay ka fuliyeen dalka Isu-tagga Imaaraadk