Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT
(January 19, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal ee FEIT, Muuse
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. [Video]
(January 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Kulanka oo ay ka qeybga
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga
(January 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirk