Madaxweynaha Somali State oo ka hadlay Go’aanka ay gaareen Golaha Wasiirada DFS
(January 23, 2022)
Jigjiga:-Madaxweynaha Somali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo dhaweeyey, go’aankii golaha wasiirrada ee DFS ay maanta ururka ONLF uga saareen liiska argagixisada kuna cabaareeyeen dhiibistii Qa
Madaxweynaha Jubaland oo soo dhaweeyey Go,aanka golaha Wasiirada Ee DFS
(January 23, 2022)
Kismaayo:-Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka wanaagsan ee ay maanta Xukuumada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay hore DFS ugu aqoonsatay ururka ONLF inu
Golaha Wasiirada DFS oo ka laabatay go’aankii ONLF iyo dhiibistii Qalbi Dhagax
(January 23, 2022)
Muqdiasho:-Kadib markuu ogaaday in Dastuurka Ku Meel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobkiisa 36aad uu mamnuucayo in qof loo dhiibo dal kale haddii aanu jirin heshiis si cad u fasa