Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb
(January 25, 2022)
Dhuusamareeb:-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqo
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada kursi
(January 25, 2022)
Jowhar:-Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa maanta waxa uu si rasmi ah u shaacinayay Jadwalka 6 Kursi oo ka mid ah Kuraasta taala magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.Hoos ka