Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.[Masawiro]
(January 30, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada d