Afhayeenka Xukuumada DFS Macalimuu oo dhaawaciisa dalka dibadiisa loo qaaday

January 17, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan galabta dhaawaciisa dalka dibadiisa loo qaaday Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ,waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden Cadde xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay amray in dalka dibadiisa loo qaado dhaawaca Macalimuu wuxuu sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ku bixin doonto baxnaaninta dhaawaca Afhayeenka oo shalay qarax ismiidaamin ah lagu dhaawacay.

Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Liibaan Cabdi Cali oo ka warbixiyey dhaawaca Afhayeenka ayaa sheegay in xaaladdiisu ay soo hagaagayso, haatana loo qaadayo dalka Turkiga si halkaas loogu soo baxnaaniyo dhaawaca Afhayeenka Xukuumada Macalimuu.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online