Afhayeenka xukuumadda DFS oo ku dhaawacmay qarax Lagu weeraray.

January 16, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu uu ku dhaawacmay qarax ismiidamain ah oo maanta ka dhacay jidka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Macalimuu ayaa ka dib qaraxii uu ku dhaawacmay waxaa loola cararay mid ka mid ah cisbitaallada magaalada Muqdisho .

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in Macalimuu uu ku dhaawacay weerar ismiidaamin ah,ee lagu weeraray, waxaana ay cambaareeyeen falka argagixisada ah uu lagu weeraray Afhayeenka DFS Macalimuu.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhowr mar oo hore wuxuu ku dhaawacmay weeraro kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online