Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal uu Al-shabab ku qaaday deegaanka Baxdo ee Gal-Mudug.[Dhagayso]

January 7, 2022 - Written by Editor

Baxdo:-Dagaal ayaa saaka arroortii ka dhacay deegaanka Baxdo ee maamulka Galmudug. Dabley hubaysan oo ka tirsan Alshabab ayaa la sheegay inay weerartay deegaanka, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaarey dhinacyadii dagaalamayey.

Gudoomiyaha Baxdo, Maxamed Cabdullahi Muuse ayaa Sahra Cabdi Axmed uga warramay sida dagaalku uu u dhacay?

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>