Gal-Mudug: Faahfaahin ku saabsan dagaalkii Cadakibir oo ay Al-shabaab ku dishay saraakiil sare.[Dhagayso]

January 10, 2022 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysay dagaal qaraar oo shalay ka dhacay degaanka Cadakibir ee maamulka Galmudug, waxaana dagaalkan u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Saraakiisha gobolka ayaa xaqiijiyey inuu dhaawac u dhintay mid ka mid ah saraakiisha ugu sarraysay qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kadib dhawac kasoo gaaray dagaalkaas.

Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>